Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Garbahaareey

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Degmada Doolow oo uu ka socdo shir dib u heshiisiineed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gelinka dambe gaaray magaalada Garbahaareey ee xarunta Gobolka Gedo.

 

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Wafdiga taliyaha waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay taliyaha Guutada Tobnaad ee xoogga dalka, Maamulka Degmada iyo qeybaha bulshada, isagoo salaan sharaf ka qatay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Taliyaha Guutada Tobnaad ee Xoogga Dalka Maxamed Cali Caddow ayaa uga warbixiyay taliyaha cusub xaaladda ay ku suganyihiin ciidmada, isagoo sheegay inay diyaar u yihiin la shaqeynta taliyaha.

Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka ee ka howgalla Jubbooyinka iyo Gedo Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad kooban ayaa sheegay in uu u yimid sidii uu ugu kuur geli lahaa xaaladda ciidanka ee ka howlgall Jubooyinka iyo Gedo ee maamulka Jubbaland, isla markaana uu soo booqan doono dhamaan goobaha ay ciidamada ku suganyihiin.

Maalinta beri ah ayaa la filayaa in uu xilka si rasmi ah ula wareego taliya cusub.

 

Previous Post

Madaxweynaha oo bogaadiyay is-fahamka laga gaaray wada-hadalladii dhinacyada Galmudug

Next Post

Dowladda Norway oo aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Norway oo aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya “SAWIRRO”

Dowladda Norway oo aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya "SAWIRRO"

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In