Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO oo sheegtay in Xanuunka  Ebola mar kale  laga helay Dalka Congo

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
WHO oo sheegtay in Xanuunka  Ebola mar kale  laga helay Dalka Congo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa xaaladaha degdega ah ee Hay’adda caafimmaadka adduunka ee WHO Peter Salama ayaa sheegay in caqabada ugu weyn ay noqon doonto sidii lagu ogaan lahaa tirada dadka ee qaba xanuunka, madaama halka uu cudurku ka dilaacay ay tahay deegaan ay colaad ka jirto.

Related posts

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026

Heer cusub ayey arrintaasi galinaysaa cudurka Ebola ee haatan ka dilaacay magaalooyinka, taas oo ah xaalad ay durbaba walaac ka muujisay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa bilaawday inay shaqaale iyo agab caafimaad geeyso dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo oo laga soo sheegay kiisas horleh oo cudurka Ebola

Laba bilood ka hor ayay ahayd markii xukumadda Koongo xaqiijisay in kiis caabuqa Ebola ah lagu arkay magaalada Mbandaka ee Waqooyi Galbeed, ee halkaas oo ay ku nool yihiin hal milyan oo qof.

Markii ugu dambeysay ee Ebola uu ka dilaaco Congo ayaa ahayd 2017 oo ay ku dhinteen afar qof

Tani iyo 1976 waa marki lixaad uu cudurka Eboolaha uu ka dillaaco Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo.

Cudurka Ebola ayaa la aaminsan yahay inuu si xowli ah uu u faafo dadkuna ay ka qaadaan hilibka fiidmeerta ee dlkaasi Kongo si weyn looga cuno

Previous Post

Saddex qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo ka dhacay caasimadda Zimbabwe ee Harare

Next Post

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba horjooge oo Daacish ah (Dahgeyso)

Next Post
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba horjooge oo Daacish ah (Dahgeyso)

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba horjooge oo Daacish ah (Dahgeyso)

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

July 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta kulan ku...

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay

July 19, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Waxbarashada Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cali Maxamed ayaa rasmi ah u soo xiray shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobalka Benaadir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In