Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud iyo Taliayah Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud iyo Taliayah Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta waxay kormeer shaqo ku tageen Xabsiga MBCC oo ah Xabsi si casri ah loo dhisay,kaasi oo ku yaalo Ex-Kontarool Afgooye.

Mas’uuliyiinta iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa ku wareegay dhammaan qeybaha kala duwan uu ka kooban yahay Xabsiga MBCC,kaasi oo wax badan ka tari doona baahiyaha Maxabiista,islamarkaana daryeel joogta ah ay ka heli doonaan.

Intaasi ka dib,Guddoomiyaha Maxkamada sare  ee dalka Baashe Yuusuf Axmed,Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxay halkaasi kula kulmeen cutuby ko ka tirsan Ciidanka Asluubta iyo Saraakiil Ciidan,kuwaasi oo loogu talagalay sugida amniga xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay booqashada ay ugu yimaadeen Mas’uuliyiintan.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ammaanay howlaha wanaagsan ay Ciidanka Asluubta Qaranka u hayaan.

Ugu dabeyntii,Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay iney Dowladda dadaal ku bixineyso sidii loo horumarin lahaa Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed,isagoona tilmaamay in Ciidanka Asluubta ay haayaan howlo muhiim u ah Bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka BJFS oo dhaariyay Xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada XFS+Sawirro

Next Post

Shir looga hadlay amniga iyo sareynta sharciga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlay amniga iyo sareynta sharciga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Shir looga hadlay amniga iyo sareynta sharciga oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In