Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nabad diidka Al-Shabaab oo Degmada Xarar-dheere ku xiray Waxgarad kasoo horjeestay amarro ay soo saareen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Nabad diidka Al-Shabaab oo Degmada Xarar-dheere ku xiray Waxgarad kasoo horjeestay amarro ay soo saareen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug, ayaa waxay sheegayaan in Maleeshiyada argagixisada ah halkaasi ay ku xireen dad Shacab ah oo isugu jira rag iyo haween, kuwaasi oo ah dadka deegaanka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Dadka la xiray, ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay shan qof, waxaana qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan la hadalnay ay inoo sheegeen in sababaha Nabad diidka Al-Shabaab ay u xireen dadkaasi ay tahay in ay ka dhago adeegeen amarro ka yimid Argagixisada.

Nabad diidka Al-Shabaab, ayaa ku amray  dadka ku nool Degmada Xarar-dheere in carruurtooda ay ku biiriyaan Kooxda Al-Shabaab, si ay u askareeyaan, balse dadka deegaanka ayaa ka biyo diiday amarkaasi, waxaana taasi badalkeeda Nabad diidka ay xir xireen qaar kamid ah Waxgaradka ku nool degmadaasi.

Lagama war hayo Xaaladda ay ku sugan yihiin shanta qof  ee Nabad diidka Al-Shabaab ay xireen lixdii Bishaan, waxaana qaar kamid ah dadka deegaanka ay isku dayeen in Kooxda Al-Shabaab ay kala hadlaan sii deynta dadkaasi, balse waxay ugu hanjabeen in iyagguna ay xiri doonaan haddii aysan faraha kala bixin arrimahaasi.

Previous Post

Eng.Yarisow “Waxaan bogaadinayaa dhabar adayggii aqoonyahannada Soomaaliyeed ay ku samata bixiyeen Waxbarashada dalka” SAWIRRO

Next Post

Nin lagu ganaaxay xawaaraha wadida gaari

Next Post
Nin lagu ganaaxay xawaaraha wadida gaari

Nin lagu ganaaxay xawaaraha wadida gaari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In