Monday, June 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare oo go’aamiyay waqtiga uu furmayo kalfadhiga 4aad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Golaha Aqalka Sare oo maanta ka doodaya habraaca xeerka Miisaaniyadda Dowladda ee 2018
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta shir Guddoomiyay fadhiga 19aad ee ay yeeshaan Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare, kaasi oo looga arrinsanayay furitaanka kalfadhiga 4aad ee Golaha Aqalka Sare.

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026

Ajandaha kulanka oo ahaa ka tashiga furitaanka kalfadhiga 4aad ee Aqalka Sare BFS ayaa dood dheer kadib waxa ay Guddiga joogtada Golaha Aqalka Sare BFS ay go’aansadeen in 15 bishan la furo  kalfadhiga 4aad ee Golaha Aqalka sida Warbaahinta Qaranka u sheegay Senator Cabdikaafi Macalin Xasan oo ah Habdhowraha Golaha  Aqalka Sare.

“Fadhiga maanta waxa uu ahaa ajandaha oo looga tashanayay furitaanka kalfadhiga 4aad fikiro ayay Senatarada ka dhiibteen, waxaana ugu danbayn ay go’aansadeen in aqalka fadhiyadiisa la furo 15 bishan ee aan ku jirno” ayuu yiri Senator Cabdikaafi.

Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mudooyinkanba waxa ay aad ugu mashquul sanaayeen dhamaynta is afgara waagii soo kala dhex galay dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Dowladda Dhexe.

Previous Post

Dowladda Jabaan iyo AMISOM oo dib u dhis ku sameeyay Saldhigga Boliiska Dayniile

Next Post

Beelo ku dagaalay Galbeedka Kismaayo oo heshiis kala saxiixday “SAWIRRO”

Next Post
Beelo ku dagaalay Galbeedka Kismaayo oo heshiis kala saxiixday “SAWIRRO”

Beelo ku dagaalay Galbeedka Kismaayo oo heshiis kala saxiixday "SAWIRRO"

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In