Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beelo ku dagaalay Galbeedka Kismaayo oo heshiis kala saxiixday “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Beelo ku dagaalay Galbeedka Kismaayo oo heshiis kala saxiixday “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta ku guuleysatay in ay dib u heshiisiin u sameyso beelo walaalo ah oo galbeedka magaalada Kismaayo ay xurguf ku dhexmartay, iyadoo lagu dadaalay sidii loo dhammeyn laha xurguf iyo wax walba oo kala fogeyn kara bulshada Jubbaland.

Related posts

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026

Shirkaan lagu heshiisiinayay Beelaha walaalaha ah ayaa waxaa laga soo saarey go’aanno  la xariira in dib aysan u soo noqon colaadda iyo is afgaran waaga sababi kara gacan ka hadal.

Goobta uu heshiisku ka dhacay ayaa waxaa ku sugna  Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland  Maxamed Warsame Darwiish,Wasiirka Cadaaladda iyo Diinta Jubbaland Maxamed Sheekh Yuusuf Cumar iyo Wasiirka Ganacsiga Jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan.

Waxa kale oo ka qayb galay kulanka siyaasiyiin, waxgarad iyo hoggaanka dhaqanka beelaha maanta ku heshiiyay magalaada Kismaayo.

Hoggaanka dhaqanka labada beel ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin nabad ku wado noolansho ayna ka fogaan doonan wax walba oo dhib horseedi kara.

Wasiirka arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish ayaa sheegay in Dowlad Goboleedka Jubbaland ay ku dadaali doonta sidii loo fulin lahaa go’aanadii kasoo baxay shirka iyo nabad kuwada noolanshaha shacabka Jubbaland.

Wasiirka Cadaaladda ee Jubbaland Maxamaed Yusuuf Cumar ayaa dhankiisa sheegay in muhiim ay tahay ka fogaanshaha wax walba oo sababi kara in bulshada Soomaaliyeed colaad isu qaado.

Previous Post

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka Sare oo go’aamiyay waqtiga uu furmayo kalfadhiga 4aad

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska "SAWIRRO"

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In