Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 60 shirkadood oo ka qeyb galaya bandhiga Tiknoolajiyada” Dhegeyso”

admin by admin
7 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
In ka badan 60 shirkadood oo ka qeyb galaya bandhiga Tiknoolajiyada” Dhegeyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhigan oo ah kii ugu horeeyay oo nuuciisa ah oo lagu qabto Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigaya adeegyada casriga ah ee ay bixiyaan in ka badan   60 shirkadood oo ka shaqeeya Tiknoolajiyada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya.

Bandhiga waxa kale oo ka qeyb galaya ardayda jaamacadaha ee barta cilmiga Tiknoolajiyada iyo isgaarsiinta si loo dhiira galiyo hal abuurkooda una helaan fursado shaqo.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Sakariye Ismaaciil oo ah madaxa qaban qaabiyayaasha Bandhiga oo u waramay Radio Muqdisho waxa uu sheegay in u jeedada bandhigani yahay si loo muujiyo horumarka dhinaca aaladaha casriga ah ee Soomaaliya

Bandhigan oo shalay furmay ayaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo maanta Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka

Halkan ka dhegeyso Waraysi Sakariye Ismaaciil

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/Waraysi-Sakariye-Ismaaciil-Bandhiga-Tiknoolijiyada.mp3

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo Khartuum uga qeyb-galeysa shirka 65-aad ee ururka caafimaadka aduunka

Next Post

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirkii 5-aad ee Ururka Wadamada Islaamka oo Turkiga ka furmay

Next Post
Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirkii 5-aad ee Ururka Wadamada Islaamka oo Turkiga ka furmay

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirkii 5-aad ee Ururka Wadamada Islaamka oo Turkiga ka furmay

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In