Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarshada oo kulan kula qaatay Dalka Turkiga Guddiga Tacliinta Sare ee Dalkaas “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarshada oo kulan kula qaatay Dalka Turkiga Guddiga Tacliinta Sare ee Dalkaas “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Cabdullaahi Goodax Bare oo safar shaqo ku jooga magaalada Ankara ee Dalka Turkiga oo uu wehliyo Danjiraha Safaaraadda Soomaaliya ee dalka Turkiga Jaamac Cabdullahi Maxamed Caydiid iyo Uqaybsanaha  Waxbarashada ee Safaaradda  Cabdicasiis Cabdiraxmaan Xasan  ayaa kulan la qaatay Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka Turkiga ee loo soo gaabiyo (YOK).

Related posts

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026

Wasiirka ayaa  sheegay in uu ka la hadlay Guddoonka Guddiga YOK Aqoonsiga Jaamaacadaha Dalka Soomaaliya oo aysan horay u Aqoonsanayn  qaar kamid ah Jaamacahadaha ay wax ka soo baratateen ardayda Soomaaliyeed oo  aysana u suurta galin in ay sii wataan waxbarashadooda heerka labaad ee Jamacada gudaha dalka Turkiga  maadaama aanan la aqoon sanayn Jaamacaadahas oo aysan Aqbalin Jaamacadaha ku yaala dalka Turkiga Ardaydii u timid in ay wax ka bartaan.

Sidoo kale waxay ka wadahadleen Guddoonka Guddig Arrimaha Ardayda Soomaaliyeed ee waxkabarata Dalkan Turkiga oo ay saamaynta ku yeelatay Afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga 2016 in ardaysaas la siiyo deeqo waxbarsho si ay usii wataan waxbarashadooda .

Ugu danbayntii Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka codsaday in Guddoonka Guddiga YOK ay tababaro siiyaan  macalimiinta dugsiyada  Sare ee Farsamada  sida dugsiga sare ee farsamada gacanta , korantada, Xanaanada Xoolaha, Beeraha iyo  Kalluumaysiga,  tasoo ay ku howlaneed Wasaaradda Waxbaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare sidii ay u hirgalin lahaayeen dugsiyadaas sare ee farsamada.

Previous Post

Shirkada Diyaaradaha Ethiopia oo dib u bilaabaysa duulimaadkeedii Soomaaliya

Next Post

Wasiirada arrimaha dibadda Ethiopia iyo Eretria oo amaanay horumarka ay Soomaaliya ku talaabsatay

Next Post
Wasiirada arrimaha dibadda Ethiopia iyo Eretria oo amaanay horumarka ay Soomaaliya ku talaabsatay

Wasiirada arrimaha dibadda Ethiopia iyo Eretria oo amaanay horumarka ay Soomaaliya ku talaabsatay

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In