Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed “AMEERIKO” ayaa maanta  Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Turkey ee Soomaaliya Danjire Olgan Bekar.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Kulanka ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska, Masuuliyiin iyo Saraakiil Ciidan oo ka socday Turkiga.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dib u dhiska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kordhinta Tababarada dawladda Turkiga ay siiso Booliska iyo siddii Ciidamada booliska labada dhinac ay u yeelan lahaayeen wada shaqeyn aad u wanaagsan.

Markii uu idlaaday kulankaasi, ayaa Safiirka dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan Bekar iyo Masuuliyiintii la socday waxay Hadiyad iyo Bilad sharaf waxay guddoonsiyeen Taliyaha Ciidanka Booliska, iyaggoo S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ku ammaanay shaqada culus ee uu hayo iyo isbadalka horumarineed ee uu ka sameeyey Taliska Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed  ayaa sheegay in Danjire Olgan iyo Masuuliyiintii la socday inay kawada hadleen qodobo badan oo ay kamid tahay horumarinta Ciidanka Booliska.

“Maanta waxaa Taliska Ciidanka Booliska nagu soo booqday Masuuliyiin iyo Saraakiil Ciidan uu hoggaaminayo Safiirka dawladda Turkey ee Soomaaliya Danjire Olgan Bekar, Kulan aan yeelanay ayaa waxaa uga wada hadalnay siddii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska Ciidanka Booliska iyo kordhinta tababarada Dawladda Turkiga ay siiso Taliska Booliska” ayuu yiri S/gaas Bashir Ameeriko.

Previous Post

Kulan loogu duceynayay Ugaas Warsame oo ku dhintay Qaraxii Baydhabo  oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Faah faahin:- Howlgal lagu dilay in ka badan 70 ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Xarardheere

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay dadaalka lagu dhex dhexaadinayo Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Faah faahin:- Howlgal lagu dilay in ka badan 70 ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Xarardheere

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In