Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ammaanka ee Jubbaland oo fashiliyay miino ay dhulka ku aaseen Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dagaal u Dhaxeeyo Ciidamadda Qaranka Soomaaliya iyo Kooxda Alshabaab oo ka Socdo Duleedka Magalada Kismaayo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidmada Ammaanka ee Jubbaland ayaa maanta fashiliyay miino ay Al-Shabaab galiyeen wadada udhaxeeyso Yoontooy iyo dalcadda lug law, miinadaan ayaa maleeshiyada Al Shabaab wax ay doonayeen in ay ku waxyeeleeyaan dadka rayidka ah ee isticimaalayay wadadaasi.

 

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Afhayeenka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland Saciid Cabdi Daahir oo warbaahinta la hadalay ayaa sheegay in ciidanka ay qabteen howla muhiim ah, loona baahanyahay in la bad baadiyo shacabka Soomaaliyeed.

Dhanka kale Afhayeenka ayaa sheegay in ciidanka maanta fashiliyay miinadaani ay abaal marin donaan maadaama uu sheegay in ay qabteen howl wanaagsan, isla maraana ay ka midtahay waajibadka loo igmaday.

Mudooyinkaan danbe ciidamada ammaanka ayaa waday dar dargilinta ammaanka guud ee degaanada xorta ah ee Jubbaland, shalay ayey ahayad markii ciidamada Nabad sugiddu oo kaashanaya ciidanka Danab ay weerar qorsheeysan ay ku qadeen degaanno hoos yimaado Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose weraradaasi oo ay ku bur buriyeen fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaanadaasi.

 

Previous Post

Ciidanka ammaanka oo howlgallo ka sameeyay inta  u dhexeyso Balcad iyo Xamar

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo Howlgalo balaaran ka wada Gobalka Hiiraan

Next Post
Ciidamada Danab oo Maleeshiyada Al shabaab kala wareegay Tuulooyin hoostaga Balcad

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo Howlgalo balaaran ka wada Gobalka Hiiraan

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In