Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka iyo Shaqaalaha Degmada Shangaani oo ka qeyb qaatay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka iyo Shaqaalaha Degmada Shangaani oo ka qeyb qaatay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada Shangaani ee Gobalka Banaadir ayaa nasiib u yeelatay in ay noqoto Degmadii ugu horaysay ee ka qeyb  qaadata  barnaamijka Is-xilqaan ee dib loogu dayac tirayo xarumaha danta guud ee Dalka.

Related posts

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

May 10, 2026
Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026

Maamulka iyo Shaqaalaha Degmada Shangaani oo ay hogaaminayso Gudduumiyaha Degmada  Sahra Sheekh Maxamed  Amiin  ayaa maanta ka howlgalay Tiyaatarka  iyo   Maktabadda Qaranka.

Guddoomiyaha Degmada Shangaani  ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada Dalkaaga Is-xilqaan ku dhiso, isla markaana Degmooyinka kale ay ugu baaqayaan iney ka qeyb qaataan barnaamijka Isxilqaan oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu daah furay si Dalka dib loogu dhiso.

Dhinaca kale Maamulka Gobolka Banaadir waaxda nadaafada  iyo bilic soo celinta ayaa Olole nadaafadeed oo xoog leh ka sameeyay  Madxafka Qaranka iyo hareerihiisa,   Agaasimaha Waaxda Nadaafadda Gobalka Banaadir Cabdicasiis  Goodax Barre ayaa sheegay in ay mar kasta heegan u yihiin bilic soo celinta Caasimadda.

Ugu danbayntii waxa kormeer shaqo ku soo gaaray  Xarunta Madxafka Qaranka oo dhawaan si rasmi ah  Madaxda Qaranku u dhagax dhigi donaan, Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada  Eng, Cabdi Cashuur  Xasan.

Wasiirka ayaa ku soo wareegay qeybaha u ka kooban yahay madxafka Qaranka, asagoo indha indheeyay sida  barnaamijka Isxilqaan uu uga socdo gudaha xarunta Madxafka Qaranka.

Previous Post

Presidents of Sudan, Djibouti Arrive in Jimma

Next Post

Akhriso: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo faray guddiga Maaliyadda inay shaqadooda dib u bilaabaan

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Akhriso: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo faray guddiga Maaliyadda inay shaqadooda dib u bilaabaan

PRESS RELEASE;Federal Government Reaffirms Right to Peaceful Assembly and Warns Against Violent Political Mobilization

PRESS RELEASE;Federal Government Reaffirms Right to Peaceful Assembly and Warns Against Violent Political Mobilization

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-The Federal Government of Somalia reaffirms its full respect for the constitutional rights of citizens to peaceful assembly, expression,...

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Musharrax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada...

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Shacabweynaha deegaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha...

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In