Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JfS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Turkiga usoo magacoowday Soomaaliya Danjire Maxamed Yilmaz ,waxaana ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu danjiraha cusub kusoo dhoweeyay Soomaaliya oo hada shaqadiisa ay toos uga bilaaban doonto.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimada ku dhisan ee ka dhaxeeya labada wadan ee Soomaaliya iyo Turkiga sidii loo xoojin lahaa iyo sidoo kale sidii Dowladda Turkiga ay usii dar dar gelin laheyd taageeradda dhinacyada kala duwan ee ay mar walba la garab taagantahay Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladooda.

Safiirka ayaa uga mahad celiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka sida wanaagsan ee uu usoo dhoweeyay ,waxa uuna u sheegay in aad ugu faraxsanyahay in Soomaaliya uu safiir ka noqdo, isagoo balan qaaday in uu sii xoojin doono xiriirka wanaagsan ee labada dal ka dhaxeeya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Dowladda Turkiga iyo Shacabkeeda uga mahad celiyay garab istaagooda Soomaaliya iyo sida ay mar walba uga go’antahay adkeynta Xiriirka labada wadan.

Previous Post

Shirka 38aad ee Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta oo ka furmay Tunisia “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shirarka Tubaha Amniga iyo Siyaasadda loo dhanyahay “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shirarka Tubaha Amniga iyo Siyaasadda loo dhanyahay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shirarka Tubaha Amniga iyo Siyaasadda loo dhanyahay "SAWIRRO"

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In