Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Trump oo Ogolaaday Casuumaad uu u Fidiyay Madaxweyne Erdogan

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Trump oo Ogolaaday Casuumaad uu u Fidiyay Madaxweyne Erdogan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump  ayaa ogolaaday in sanadka soo socda uu booqasho rasmi ah  ku tago dalka Turkiga,sida uu ka dhawaajiyay Afhayeen u hadlay xafiiska Madaxtooyada dalkaasi.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Afhayeenkaasi oo lagu magacaabo Ibrahim Kalin ayaa sheegay in casuumad uu fidiyay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu aqbalay Donald Trump,isla markaana uu sanadka soo socda doonayo in uu safar ku yimaado magaalada Ankara,inkasta oo la tilmamay in aan waqti loo qaban.

Aqalka Cad ayaa xaqiijiyay casuumadda soo gaartay Trump walow aysan bixin sharaxaad iyo xilli mucayin ah .

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump bishii May ee sanadkii tagay waxa uu martigaliyay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Tallaabadan ayaa timid ka dib kolkii todobaadkii tagay ay khadka taleefanka ku wada xiriireen labada hoggaamiye,kuwaas oo ka wadahadlay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee dalka Siiriya.

Previous Post

Hooyo Salaado Xuseen Nuur: Hankeenu waa kii shalay

Next Post

Maamulka Hirshabeelle oo wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay Hiiraan

Next Post
Maamulka Hirshabeelle oo wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay Hiiraan

Maamulka Hirshabeelle oo wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay Hiiraan

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In