Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo ku howlan horumarinta tubaha loo dhanyahay+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo ku howlan horumarinta tubaha loo dhanyahay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Furitaanka tababarkan iyo aqoon isweydaarsiga ah ee ku saabsan tubaha loo dhanyahay oo loo qabtay shaqalaha iyo maamulka wasaradda Dekdeha iyo Gaadiidka badda XFS waxaa goob joog ka ahaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska raiisul wasaaraha,wasiir kuxigeenka wasaaradda,agaasimaha guud iyo mas’uuliyiin kale.

Mudada uu socdo oo 4 maalmood ah waxaa diiradda lagu saari doonaa Tubaha horumarinta dhaqaalaha,siyaasadda loo dhanyahay,ariimaha bulshada amniga iyo cadaaladda,waxaana aagaasimaha guud ee wasaraadda dekedaha iyo Gaadiidka badda uu sheegay in wasaarddu ay wado qorshayaal ay kamidka yihiin dhismahah xaruntii wasaraadda iyo sare u qaadista aqoonta shaqaalaha.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Si wasaaradda ay cageheeda ugu istaagto waxaan xooga saaranay horumarinta howlaha horyaal sida dhismaha xaruntii wasaaradda,hada waxaa ay mareysaa meel dhamaad ah,waxaa jira shaqaale kooban oo dowladii dhexe soo joogay oo kooban,balse waxaan ku qasbanaanay in aad waxbarasho u dirno dhalinyarada cusub sis are loogu qaado aqoontooda,waxaana dirnay dhalinyaro badan”. Ayuu yiri agaasime Dhagaxtuur.

Maxamed Nuur Maxamed Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska R/wasaaraha XFS ayaa ka sheekeeyay ahmiyadda laga leeyahay tubahani loo dhanyahay.

“Tubaha loo dhanyahay waxkale ma ahan waa Soomaali is xilqaantay oo garatay wadadii ay ku socotay una diyaar garowday dhibaatooyinka wadadaasi ay leedahay in ay u bareerto,intii karaan ah,awood iyo caqli iyo dadnimoba la isugu geeyo si loo soo celiyo sumcaddii sharafkii iyo karaamadii dalka.”

Mudane Cismaan Cabdi (Daalo) wasiir kuxigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS ayaa ku booriyay shaqaalaha wasaraad ain ay ka faaidaystaan tababarkan.

“Sanadkii 2018 waxyaabihii ay gudbisay wasaaraddu oo loogu talagalay waa ay qabatay, sanadkan 2019 maxaa horyaala wasaaradda Dekedaha,tababarkan waxaad ka faaidaysaan waxaad arkaysaan wixii aan soo qabanay 2018 si daahfuran, si 2019kan ay uga timaado maskaxdiin”. Ayuu yiri Wasiir Daalo.

Previous Post

Shaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha oo Markale ka qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan

Next Post

UNSOM congratulates the New President & his Vice President of Puntland

Next Post
UNSOM congratulates the New President & his Vice President of Puntland

UNSOM congratulates the New President & his Vice President of Puntland

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In