Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump oo jeediyay khudbadiisi sanadlaha ahayd

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump oo jeediyay khudbadiisi sanadlaha ahayd
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

DonaldTrump Madaxweynaha Maraynkanka ayaa jeediyey khudbaddii sanadlaha hayad ee “State of the Union” taas oo uu kaga hadlo xaaladda dalka iyo waxyaabihii u qabsoomay dowladii mudadii ay jirtay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweyne Trump ayaa Khubaddiisa waxa uu si gaar ah kaga hadlay dhaqaalaha, arrimaha socdaalka, qodobka muranku ka taagan yahay ee darbi laga dhiso xuduudda Maraykanka iyo Mexico iyo qodobo arrimaha dibadda khuseeya sida sababta maamulkiisu u taageerayo hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela,isagoo si faah faahsan uga hadlay arrimahaasi oo idil.

Munaasabadaasi waxaa goob joog ka ahaa mudanayaasha labada Aqal ee Congaresska iyo Senateka dalkaasi,waxaana madaxweynaha Mareykanka uu ku booriayay in ay go’aan ka gaaraan howlaha dowladda horyaala sidii loo xalin lahaa muranka siyaasadeed ee taagan iyo sidii loo sugi lahaa ammaanka dalkaasi,isagoo ula jeedo dhismaha derbiga xadka Mexcico iyo Mareykanka.

Qaar kamid ah siyaasiin u muuqday in ay ku aragtio ahaayeen madaxweyne Trump oo hadal jeediyay ayaa in badan ku taageeray dadaalka uu wado madaxweynaha,gaar ahaan xakamaynta soo galootiga,balse waxaa jiray kuwo kale oo siweyn u lafa guray dhibaatada bani’aadanimo ee ka dhalankarta,waxaana jira qoysas badan oo ku dhec lumay xuduudda caruur iyo waalidiintooda.

Dhismaha derbiga xadka ay wadaagaan Mareykanka iyo Mexico ayaa qeyb weyn ka qaatay khilaafka siyaasadeed hay’adaha dowladda Mareykankanka,kuwaasi oo sababay in ay hakad galaan howlihii shaqo ee dowladda.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo Agaasimaha Guud ee Midowga Yurub kala hadlay Horumarinta Caasimadda Soomaaliya+sawirro

Next Post

Xarunta degmada Howlwadaag oo dib u dhis lagu sameynayo+sawirro

Next Post
Xarunta degmada Howlwadaag oo dib u dhis lagu sameynayo+sawirro

Xarunta degmada Howlwadaag oo dib u dhis lagu sameynayo+sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In