Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka oo Maanta ka furmay Muqdisho

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka oo Maanta ka furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, waxaana uu socon doonaa Muddo Labo Maalin ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Waxaa shirkan ka qeyb galaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf , Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad, Ra’iisul wasaare Kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirka Caddaaladda, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Hantidhowraha Guud ee Qaranka, Guddoomyaha Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir, Guddoomyaha maxkamadda Gobolka Banaadir, xildhibaanno, Culimaa’udiin, diblomaasiyiin iyo Wakiillo ka socda maxkamadaha Dowlad goboleedyada dalka.

Madasha Shirka waxaa hada ka soconaya Khudbado ay jeedinayaan Masuuliyiinta kala duwan ee ka qeyb galeysa, iyadoo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir uu sheegay in guul ay tahay Shirkan inay qabsato Dowlada Soomaaliya, isagoo tilmaamay inuu rajeynayo Labada Maalin uu socdo Shirka inay kasoo bixi doonaan waxyaabo muhiim u ah Hormarka Garsoorka Dalka.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Muqdisho kulan kula qaatay Madaxweynaha Koofur Galbeed

Next Post

Shir  Sanadeedka Garsoorka Dalka ayaa ka socda Muqdisho

Next Post
Shir  Sanadeedka Garsoorka Dalka ayaa ka socda Muqdisho

Shir  Sanadeedka Garsoorka Dalka ayaa ka socda Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In