Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wadatashiyada Diyaarinta Istaraatiijiyadda Hannaanka Nafaqada Dalka oo Lasoo Gebagebeeyay+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wadatashiyada Diyaarinta Istaraatiijiyadda Hannaanka Nafaqada Dalka oo Lasoo Gebagebeeyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tubta arrimaha bulshada iyo wasaaraha Beeraha, kaluumaysiga iyo xannaanada xoolaha ayaa soo gebagebeeyay wadatashiyada bulshada Soomaaliyeed lagala yeelanayay samaynta istaraatiijiyadda hannaanka nafaqada dalka.

Istaraatiijiyaddaan hannaanka nafaqada dalka oo hoggaanka fulinteeda uu leeyahy xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa loogu tala galay in mudda shan sano ah dalka looga ilaaliyo nafaqa darrada, dhammaan dawladda iyo hay’adaha caalamiga ah ku shaqeeyaan iyada oo la raacayo himilooyinka tubta arrimaha bulshada.

Barnaamijka dardar-gelinta Cunada caafimadka iyo koriimaha leh ee Soomaaliya (Scaling up Nutrition, SUN) oo kamid ah barnaamijyada hoos taga xafiiska ra’iisul Wasaaraha, mas’uulna ka ah horumarinta siyaasadda qaran iyo istaraatiijiyadda amniga cunnada iyo nafaqada, ayaa diyaarinta istaraatiijiyaddaan iyo isku xirka dhammaan dhicyada ku lugta leh waxa uu geliyay waqti dheer si loogu diyaar garoobo qorshihii ummadda Soomaaliyeed looga bad-baadin lahaa nafaqo darro.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026

Wasiirrada caafimaadka iyo shaqada xukuumadda federaalka Soomaaliya, oo ka hadlay kulankii lagu soo gebagebeynayay wadatashiyada ayaa sheegay in Soomaalida oo dhan ay waajib ku tahay qorshaha nafaqa darrada looga cirirb tirayo guud ahaan dalka.

Istaraatiijiyadda hannaanka nafaqada dalka ee wadatashiyadii bulshada lagala sameynayay lasoo gebagebeeyay, ayaa la hor-geynayaa golaha wasiirrada si ay u ansixiyaan looguna saleeyo qorshaha shanta sano ee sare u qaadidda heerka nafaqada dalka.

Previous Post

Soomaaliya oo ka qaybgashay shir looga hadlayay ka hortagga Daacish

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Badda ugu Hambalyeeyay Xuska 54 Aad ee Aas Aaskooda

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Badda ugu Hambalyeeyay Xuska 54 Aad ee Aas Aaskooda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Badda ugu Hambalyeeyay Xuska 54 Aad ee Aas Aaskooda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In