Sunday, January 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shiinaha oo laga dalbay in uu xiro xarumaha lagu hayo muslimiinta

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Shiinaha oo laga dalbay in uu xiro xarumaha  lagu hayo muslimiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Turkiga ayaa cambaareeyay hanjabaadda iyo cabsida Shiinuhu ku haayo dadka muslimiinta ah ee qabiilka Wiguuru (Uighur), taas oo la tilmaamay in ay  ceeb ku tahay xagga bini aadanimada.

Related posts

Somali and Tunisian Foreign Ministers Discuss Israel’s Unlawful Recognition of Somaliland

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Tunisia

January 11, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceedyo la yeeshay dhiggiisa dalalka Suudaan iyo Kuweyt

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceedyo la yeeshay dhiggiisa dalalka Suudaan iyo Kuweyt

January 11, 2026

Hadal uu maalinimadii shalay baahiyay Afhayeen u hadlay Wasaaaradda  Arrimaha Dibadda ee dalka Turkiga oo lagu magacaabo Hami Aksoy ayaa lagu sheegay in si aan sharci aheyn xerooyin gaar ah loogu hayo dad ka badan Malyan.

Madaxda Turkiga waxa ay  ku baaqeen in Shiinaha ay joojiyaan jirdilka iyo xasuuqa dadka muslimiinta ah, isla markaana xiraan xerooyinka lagu hayo dadka laga tiro badan yahay ee Wiguuru.

Muslimiinta Wiguuru waxaa la tilmaamay in ay soo wajaheen ama ay heystaan cadaadis la mid ah  kan ka jira Galbeedka dalka Shinaha.

Madaxweynaha dalka Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa goor hore ku eedeeyay Shiinaha in ay dadka Wiguuru ku hayaan xasuuq, inkasta oo uu weli jiro xiriir ka dhexeeya labadaasi dal oo khuseeya shaqaalaha iyo xagga siyaasadda.

Gobolka Xinjiang waxa uu hooy u yahay dad gaaraya 10-milyan oo muslimiin ah, kuwaas oo ka dhigan 45% dadka halkaasi.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Addis-Ababa kula kulmay Antonio Guiteres

Next Post

Wax ka baro:Taariikhda Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya

Next Post
Wax ka baro:Taariikhda Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya

Wax ka baro:Taariikhda Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya

Somali and Tunisian Foreign Ministers Discuss Israel’s Unlawful Recognition of Somaliland

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Tunisia

January 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa galabnimadii Sabtida kulan kula...

Somali and Tunisian Foreign Ministers Discuss Israel’s Unlawful Recognition of Somaliland

Somali and Tunisian Foreign Ministers Discuss Israel’s Unlawful Recognition of Somaliland

January 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, met on Saturday evening in Jeddah with his...

Somalia, Sudan Denounce Israel’s “Somaliland” Recognition

Somalia, Palestine Reject Israel’s “Somaliland” Recognition

Somalia, Palestine Reject Israel’s “Somaliland” Recognition

January 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, met on Saturday evening in Jeddah with H.E....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In