Wednesday, May 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
War-Saxafadeed laga soo saaray Wadahadallada Nabadeed ee ka socda Gaalkacyo+Akhriso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo uu shir Gudoominayay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf isla markaana ay ka qeyb galeen Madaxda Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug, xubnaha Guddiga Nabad galyada Gobalka Mudug ee labada Maamul ayaa maanta ka dhacay xaruntii hore ee Madaxtooyada Galmudug ee Gaalkacyo.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Kulanka ayaa intii uu socday looga hadlayay xoojinta Amniga Gobalka iyo wada shaqeynta Maamulada iyo laamaha Amniga labada Dowlad Goboleed.

Guddoomiyeyaasha Gobalka Mudug ee labada Dowlad Gobaleed Cabdiqaadir Xuseen Nuur iyo Cabdirashiid Xaashi Cartan oo si wadajir ah ula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in kulanka la isku afgartay sidii loo xoojin lahaa Nabadgelyada Gobolka, isla markaana looga hortagi lahaa cidkasta oo ka shaqeyneysa amni darro.

Guddoomiyaha Guddiga Nabad galyada Gobalka Mudug Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo isna la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka Gobalka in ay la shaqeeyaan guddiga Nabad galyada iyo laamaha amniga dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Puntland.

Kulankaan ayaa kusoo beegmayaa xilli maalmihii u danbeeyay shaqaaqooyin yar yar ay ka dhaceen deegaannada Gobalka Mudug qaarkood kuwaas lagu guuleeystay in xal laga gaaro

Previous Post

Jaamacadda SIMAD oo soo bandhigtay Cilmi Baaris laga sameeyey waxyaabaha sababa isku dhaca dadka Reer Miyiga ah “Sawirro”

Next Post

Wasiirka Ganacsiga oo magacaabay Guddiga xoojinta tayada iyo suuqgeynta waxsoo saarka dalka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Ganacsiga oo magacaabay Guddiga xoojinta tayada iyo suuqgeynta waxsoo saarka dalka “SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga oo magacaabay Guddiga xoojinta tayada iyo suuqgeynta waxsoo saarka dalka "SAWIRRO"

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In