Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo booqday qaar ka mid ah shirkadaha Diyaaradaha soo saara ee Maraykanka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo booqday qaar ka mid ah shirkadaha Diyaaradaha soo saara ee Maraykanka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaraadda  Gadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullahi Omaar oo booqasho shaqo ku jooga Waddanka Mareykanka ayaa booqday, shirkadda Diyaaradaha sameysa ee Boeing xarunteeda ugu weyn Dunida ee fadigeedu yahay Seattle Washington.

Related posts

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026

Wasiirka ayaa waxaa halkaa ku soo dhaweeyay madaxda shirkadda Boeing waxanay ka wada hadleen arrimo ay kamid tahay iibsashada Diyaarado ay Soomaaliya yeelato tababaro iyo shaqaaleyn Dhallinayaro Soomaali ah.

Waxaa uu sidoo kale Wasiir Oomaar booqday Shirkadda, Uber Texi oo iyadana ay kawada hadleen in ay xarunteeda Africa saldig uga dhigaan Soomaaliya si ay fursado shaqo ugu abuurto Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Xarumihii kale ee uu booqday Wasiirka Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa waxaa kamid ahaa Garoonka Diyaaradaha ee Seatac Tacoma ee  Magaalada Seattle Gobolka Washington.

Waxanay Madaxda Gegida Diyaaradaha ee Seatac Tacoma ka wada hadleen mataaneynta Labada Garoon iyo sidii loo samayn lahaa wada shaqayn iyo khibrad is-dhaafsi howl-wadeennada Labada Garoon ee Seatac Tacoma iyo Aden Cadde International Airport.

Wasiir Oomaar ayaa booqday rugta ganacsiga Gobolka Seattle waxayna Madaxdii uu halkaas ugu tagay  kawada haldleen qaabka loo wadaagi karo ganacsiga iyo sidii loo billaabi lahaa xiriir dhex maraya Labada dhinac.

Madaxda Shirgadaha sameeya Diyaaradaha iyo kuwa ganacsi ee uu booqday Wasiirka ayaa soo dhaweeyey firkadihii ay is weydaarsadeen iyagoo caddeeyey in ay il goonni ku fiirin doonaan Dalka Soomaaliya.

Wafdiga wasiirka ayaa waxaa ku weheliyey Xog-haya koowaad ee safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Washington DC Mudane Abdirahman Bashir iyo qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Seatlle.

Previous Post

Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xil K/galbeed+sawirro

Next Post

Golaha Wasiirrada K/Galbeed oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay

Next Post
Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xil K/galbeed+sawirro

Golaha Wasiirrada K/Galbeed oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

July 10, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In