Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Warfaafinta oo abaalmarino Gudoonsiisay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta oo abaalmarino Gudoonsiisay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka bilaha ah ee shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa lagu qabtay Wasaaradda, waxaana ka soo qayb galay shaqaalaha wasaaradda, waxaana looga hadlay Sanduuq loogu talo galay ka jawaabida hadii ay dhibaato soo gaarto shaqaalaha iyadoo abaal marinada shaqo wanaaga sanadkii 2018 lagu bixiyay Goobta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mas’uuliyiinta Wasaarada ayaa soo jeediyay  sameynta sanduuqaasi iyadoona qodobada qeexaya furista sanduuqa ay ogolaadeen shaqaalaha Wasaarada sida u sheegay Agaasimaha waaxda shaqaalaha  C/raxiin Ciise Cadow .

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta  Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane C/raxmaan yuusuf Sheikha Al Cadaale ayaa ka Hadley  Ujeeddooyinka laga lee yahay hirgalinta Sanduuqaas.

Dhanka kale Qaarkamid ah Shaqaalaha Wasaarada ayaa la Abaalmiriyaya kadib markii ay muujiyeen Howlkarninimo dheeraad ah.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta u soo gudbiyay sida Madaxada dowlada ay ugu Qanacsantahay howlaha ay Qaranka u hayaan.

Bishiiba halmar ayaa la qabtaa shirka shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta waxaana looga hadlaa waxyaabihii u qabsoomay muda bisha ah iyo sida loo hormarin karo howlaha horyaalo shaqaalaha.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dalka Qadar

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dalka Qadar

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dalka Qadar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dalka Qadar

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In