Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere iyo tan agoonta wiilasha Kaaraan marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo u warantay Radio Muqdisho ayaa ka warbixisay booqashadi wafdi ka socda dowladda Djibuuti ay shalay ku tageen xarunta agoonta gabdhaha Boondhoore oo ay dib u dhis ku sameeysay dowladda Djibuuti.
Halkan hoose ka dhageyso wareysiga Nuurto Maxamed Caddoow