Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Adeegga bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo ka bilaabatay Safaaradda Soomaaliya ee Faransiiska “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Adeegga bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo ka bilaabatay Safaaradda Soomaaliya ee Faransiiska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Gaashaanle Sare Cabdifitaax Ibraahim Shaawey iyo sii-hayaha safaaradda Soomaaliya ee Paris Axmed M. Xaaji Cali ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray adegga bixinta baasaboorka oo laga hirgeliyay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Faransiiska.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Kornayl Shaawey iyo wafdigiisa ayaa maalmahaan safarro shaqo ku mari doona qaar ka mid ah dalalka Yurub, iyaga oo xarumo cusub oo laga bixiyo baasaboorka ka dhaqan-galindoona dalal kale oo Qaaradda ah.

Wafdigaan ayaa sidoo kale la filayaa inuu booqdo safaaradaha laga bixiyo baasaboorka, si uu ugu kuurgalo habsami-u-socodka adeegyada.

Ujeeddada socdaalka wafdiga ayaa ah baahinta adeegyada baasaboor-bixinta, iyada oo marwalba laga jawaab-celinayo baahiyaha ay bulshada Soomaaliyeed ee Yurub ku nool u qabaan helidda adeegyada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Previous Post

Guddoonka Golaha Shacabka oo Xildhibaanada ugu baaqay iney ilaaliyaan waqtiga kulamada Golaha

Next Post

Wafdi ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gaaray Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gaaray Baydhabo “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gaaray Baydhabo "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In