Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawiradda Howlgalada Ciidanka Xoogga Dalka ka wadaan Sh/hoose

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaalada deegaannadii ay la wareegeen Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta degan iyadoo howlgallada lagu baacsanayo Maleeshiyada Argigixisada Al-Shabaab ay halkoodii kasii socdaan.

Related posts

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

March 8, 2026
Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

March 8, 2026

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Danab ayaa Raashin qeybin ka wada Deegaanada Sabiib iyo Caanoole oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose oo lagala wareegay Argagaxisada.

Taliyaha Ururka 4-aad ee Danab Gaashaanle Cabdi raxmaan Sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa sheegay in Howlgalo ay ka sameeyeen Deegaanada ay kala wareegeen Argagaxisada ay kusoo arkeen Hormar laโ€™aan dhinaca Waxbarashada, Biyaha iyo Nolosha qeybaheeda kala duwan, taas oo ku qasabtay ciidanka inay Gurmadka iyo weerarada ay ku baacsanayaan Argagaxisada isku dhinac wadaan.

Taliyaha Ciidammada Dhulka General Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Howlgalada ay sii soconayaan, isla markaana Cadowga loogu tagayo deegaaanda ay ku dhuumaaleysanayaan, wuxuuna Shacabka kaga mahad celiyay sida ay ciidanka ula shaqeynayaa, iyagoo u tilmaamaya meelaha ay u ordayaan Maleeshiyada Al shabaab.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Khayre oo casho sharaf hoygiisa ugu sameeyay Madaxwaynaha Jubaland

Next Post

AMISOM reviews its Mission Implementation Plan to bolster its activities

Next Post
AMISOM reviews its Mission Implementation Plan to bolster its activities

AMISOM reviews its Mission Implementation Plan to bolster its activities

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya,...

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

March 8, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Maxamed Axmad ayaa ka qaybgalay kulan isugu jira soo dhawayn...

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA-TANZANIA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Madaxda Dowladaha Ururka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In