Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo akhrinta 1aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo akhrinta 1aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannada Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhigii 5aad Kulankiisa 2aad kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad golaha Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed Abshir Bukhaari ,

Related posts

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026

Ajandaha ayaa ahaa Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka mihnadlayaasha caafimaad, Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka mid ah howl wadeenada Wasaaradda ayaa golaha ku sugnaa ,

Wasiirka Caafimaadka Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa faah faahin ka bixisay Hindise sharciyeedka mihnadlayaasha caafimaad iyo faa’iidada uu u lee yahay dalkeena Soomaaliya, iyadoo Xildhibaannada Golaha Aqalka sare ka codsatay inay meel mariyaan hindise sharciyeedkan.

Qaar ka mid ah senatarada Golaha Aqalka Sare ayaa su’aalo ka weydiiyay Wasiirka Hindise Sharciyeedka mihnadlayaasha caafimaadka, iyadoo Wasiirka ka jawaabtay su’aalaha qaar oo ay ku sheegtay in wax badan laga faa’iidayo oo xaga la xisaabtanka dhaqaatiirta ajaajibta ay kow ka tahay iyo ganacsiga dawada dalka la keeno iyo tayadooda.

kulanka ayaa waxaa soo xiray Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed Abshir bukhaari, wuxuuna sheegay in Guddiga uu quseeyo sharcigan lagu wareejinayo senataradana ay soo aqrisanayaan si looga doodo kulamada dambe ee Golaha Aqalka sare.

Previous Post

Akhriso:- Warmurtiyeedka shirka Golaha Afhayeenada

Next Post

Xuska dib u howlgelinta Iskuulka 15 May oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xuska dib u howlgelinta Iskuulka 15 May oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xuska dib u howlgelinta Iskuulka 15 May oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

August 3, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

August 3, 2026
0

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In