Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Saraakiisha Booliska kula dardaarmay Ilaalinta Xuquuqda Shacabka iyo Xoojinta Amniga

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo Saraakiisha Booliska kula dardaarmay Ilaalinta Xuquuqda Shacabka iyo Xoojinta Amniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay Xarunta Taliska Booliiska ayaa la kulmay Taliyaha ciidanka Booliska S Gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Saraakiisha kale ee taliska, wuxuuna kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta ka dhaxeysa Booliiska iyo Shacabka.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Taliye Kuxigeenka Booliska Sareeye Guuto Sakiya Xuseen Axmed ayaa ka warbixisay Kormeerka Kadiska ee Madaxweynaha iyo Waxyaabaha uu kala hadlay.

“Waxaa si kadis ah noogu yimid Madaxweynaha Soomaaliya annagoo ku guda jirna Shirka amniga Guud, Madaxweynaha wuxuu la dardaarmay Saraakiisha Howgalada ku jirta, isagoo si gaara u xusay in Bulshada lala shaqeeyo, Howlgaladana la xoojiyo”.ayay tiri Sareeye Guuto Sakiya Xuseen Axmed.

Mudane Farmaajo ayaa Booliska ku bogaadiyey hawlaha lixaadka leh ee Qaranka ay u hayaan, hadana waxa uu hoosta ka xariiqay in marnaba aan la aqbali karin in dhibaato soo gaarto shacabka oo ah kuwa loo adeegayo sida ay sheegtay Sakiya Xuseen Axmed.

“Madaxweynaha waa Madaxweyne Bulsho Fariinta uu Bulshada ka waday ayuu nala wadaagay, wuxuu si weyn ugu dardaarmay inaan lagu xadgudbin Bulshada, anagoo sugida Amniga Ahmiyada Koowaad siineyna hadana Bulshada loo naxariisto”.

Previous Post

Danjire Jamaal Maxamed Barrow oo booqday ganacsato soomaaliyeed Hantidoodi lagu Boobay Cape town

Next Post

Eng. Yarisow “Argagaxisadu ha ogaato in Shacab iyo Ciidan midna aysan ka baxsan karin”

Next Post
Eng. Yarisow “Argagaxisadu ha ogaato in Shacab iyo Ciidan midna aysan ka baxsan karin”

Eng. Yarisow “Argagaxisadu ha ogaato in Shacab iyo Ciidan midna aysan ka baxsan karin”

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In