Friday, October 10, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Sh/Dhexe oo ku baaqday in la xaqiijiyo qoondada haweenka ee golaha deegaanka”Dhageyso”

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Sh/Dhexe oo ku baaqday in la xaqiijiyo qoondada haweenka ee golaha deegaanka”Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

TURKSOM kaalin intee ah ayeey ku leeyihiin dhismaha ciidanka dalka?

TURKSOM kaalin intee ah ayeey ku leeyihiin dhismaha ciidanka dalka?

October 10, 2025
Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza

Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza

October 10, 2025

Guddoomiyaha ururka Haweenka gobolka Shabeellaha dhexe marwo Madiino Caddoow Coloow oo la hadashay  Radio Muqdisho ayaa sheegtay in haweenka gobolka ay ka qeybqaataan horumarrada kala duwan ee la xiriira nolosha bulshada, iyadoo intaasi raacisay in haweenka gobolku ay isku xiranyihiin islamarkaana ka shaqeeyaan dhinacyada nadaafadda, wacyigelinta, nabadeynta,  ganacsiga iyo wax soo saarka.

 

Marwo Madiino Caddoow Coloow ayaa xustay in Haweenka gobolka aysan helin koontadii ay ku lahaayeen golayaasha deegaanka, iyadoo tibaaxday in ay si nidaam ah  ku raadsan doonaan xuquuqdooda, waxeyna ugu baaqday odayaasha xulaya  xubnaha golaha deegaanka in ay xaqiijiyaan koontada Haweenka.

Halkan hoose ka dhageyso

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/04/WAREYSI-MADIINO-CADOW-COLOW.MP3-mmh.mp3
Tags: seyd omar sheikh ismail
Previous Post

Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan

Next Post

Madaxweynaha JFS oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha JFS oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya+Sawirro

Madaxweynaha JFS oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya+Sawirro

TURKSOM kaalin intee ah ayeey ku leeyihiin dhismaha ciidanka dalka?

TURKSOM kaalin intee ah ayeey ku leeyihiin dhismaha ciidanka dalka?

October 10, 2025
0

Ciidamada Qalabka Sida ee Turkiga (TSK) ayaa laga soo bilaabo sanadkii 2017-kii illaa hadda sii wada Tababarada iyo dhoolatusyada ciidan...

Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza

Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza

October 10, 2025
0

Xukuumadda Israa’iil ayaa ansixisay qorshaha wajiga koowaad ee xabad joojinta Gaza,kaas oo dhigaya in qeybo kamid ah gaza ay Israel...

Adeeg loogu talagalay maareynta gal-dacwadeedyada oo Muqdisho laga hirgaliyay

Adeeg loogu talagalay maareynta gal-dacwadeedyada oo Muqdisho laga hirgaliyay

October 10, 2025
0

Qaar kamid ah madaxda hay’adaha ugu sareeya Cadaaladda dalka ayaa ka qeybgalay kulan la xiriiray soo bandhigga adeeg dhanka computerka...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiisyo dhowr ah

October 9, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In