Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay labo heshiis oo muhiim ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay labo heshiis oo muhiim ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku ansixiyay heshiiskii Baydhabo oo Guddiga Kheyraadka ee Golaha maanta hor keeneen.

Related posts

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Sidoo kale, Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay heshiiska caalamiga ah ee Dadka Naafada ah kaasi oo Guddiga arrimaha Dibadda ee Golaha shacabka uu Baarlamaanka hor keenay.

Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheikh Ibraahim Muudeey oo kulanka shirguddoominayay ayaa sheegay in 140-Xildhibaan ay ogolaadeen heshiiskii Baydhabo oo Guddiga Kheyraadka halka 5-Xildhibaan ay ka aamuseen mana jirin Xildhibaano ka aamusay,sidaasina uu ansax ku yahay.

Sidoo kale,Guddoomiye Muudeey ayaa sheegay in heshiiska caalamiga ah ee Dadka Naafada ay ogolaadeen 144-Xildhibaan halka hal Xildhibaan uu ka muusay mana jirin Xildhibaano diiday,sidaasina uu ansax ku yahay.

Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaa kulankoodii maanta loogu qeybiyey Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ee dhowaan Golaha Wasiirada ansixiyeen, sidoo kale waxaa loo qeybiyey Akhrinta 3-aad ee Hindise Sharciyeedka Batroolka.

Dhanka kale, Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya uga mahad celisay ansixinta Heshiiska caalamiga ah ee Xuquuqda dadka Naafada ah.

Previous Post

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo soo gabagabeysay dhageysiga Dacwadda Eedeysane Cali Maxamuud Axmed

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shir ay yeesheen Hay’adaha Amniga Dalka iyo Dowladaha Amniga Ka Taageera DFS

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shir ay yeesheen Hay’adaha Amniga Dalka iyo Dowladaha Amniga Ka Taageera DFS

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shir ay yeesheen Hay’adaha Amniga Dalka iyo Dowladaha Amniga Ka Taageera DFS

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In