Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho “Awoodsiinta Dhalinyarada waa furaha horumarka Caasimadda”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho “Awoodsiinta Dhalinyarada waa furaha horumarka Caasimadda”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in 15kii bilood ee la soo dhaafay uu maamulka G/Banaadir si weyn u awoodsiiyey una dhiirigeliyey Dhalinyarada taasoo abuurtay kalsooni ay xirafahoodu ku soo bandhigaan.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Guddoomiyaha ayaa sheegay in awood-siinta dhalinyarada ay tahay furaha horumarka Caasimadda Muqdisho, isagoo xusay in maamulkiisu uu xoogga saarayo sidii dhalinyarada looga faa’iideysan lahaa xirafahooda.

“Dhalinyarada G/Banaadir ee ku tartamay barnaamijka aqoonta, Fanka, Suugaanta iyo Farshaxanka ee lagu soo bandhigey degmada Xamar-Jajab ayaa dhigay wacdaro soo jiitay bulshada jecel horumarka Caasimada Muqdisho, waxaana naga go’an in dhalinyarada aqoontooda laga faa’iideysto.

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Tuulax ) ayaa xiritaanka munaasabadda ka sheegay in tartamada noocaan oo kale ah la sii xoojin doono, si dhalinyarada hal-buurka leh loogu bandhigo bulshada.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qaar kamid ah degmooyinka Caasimadda ka sameeyey tartamo lagu xoojinayo isdhexgalka bulshada, iyadoo ujeedku yahay in la helo bulsho isku xiran oo is-dhaafsata aqoonta ay is dheer yihiin.

Previous Post

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay dhagar-qabihii waday gaari ku qarxay Muqdisho

Next Post

Tartamayaasha Waaberi oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Next Post
DAAWO: Tartamayaasha Degmada Shibis oo caawa si fudud ugu soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Tartamayaasha Waaberi oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In