Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada XFS”Maalinta bari ah 27-ka Maajo, 2019 waxaa si rasmi ah u bilaaban doona imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada XFS”Maalinta bari ah 27-ka Maajo, 2019 waxaa si rasmi ah u bilaaban doona imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa kulan wacyigilin ah  u sameyay qaar kamid ah  ardayda fasalka 4-aad ee dugsiyada sare ee Magaalada muqdisho.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Kulanka oo ka dhacay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa Waxaa ka qeyb galay lataliyaal sare oo ka tirsan wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Hadafka kulanka ayaa ahaa sidii wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada uu u dhageysan lahaa Su’aalo weydiinta ardayda ee ku aadan imtixaanka sanad dugsiyeedka kaas oo dhici doona 27bishan oo ah maalinta bari  oo isniin ah.

Lataliyaha sare ee wasaaradda waxbarshada Cabdullaahi Cabdi Cumar ayaa ardayda kala hadlay imtixaanka iyo ardayga ku guuleesta qiimaha uu leeyahay iyo wax yaabaha ka reeban ardayga imtixaanka galaaya sida qishka moobilada oo fasalka lala galo hadalka badan iyo ardaydu in ay ka soo dib maraan xiligii loogu tala galay in imtixaanku biloowdo.

Qaar ka mid ah Ardayda fasalkaa 4-aad ee dugsiyada sare ee Magaalada muqdisho oo ay ku jiraan arday araga la’ ayaa wasiir ku xigeenka weydiiyay Su’aalo ku aadan imtixaanka iyo halka  uu ka dhacayo iyo gaadiidkii ay ardaydu ku tagi lahaayeen goobaha uu imtixaanku ka dhacaayo.

Mudane Feysal Cumar Guuled ayaa ardayda ka qeyb galay kulanka u sheegay in wasaaradda waxbarashada ay diyaarisay dhamaan goobihii lagu gali lahaa imtixaanaadka sanad dugsiyeedka islamarkana aysan dhici doonin in arday wadada laga xiro.

Wasiir ku xigeynka wasaaradda waxbarashada mudane Fersal Cumar Guuleed ayaa ardayda kula dar daarmay in maalinta bari ah 27bishan oo ku began isniinta in arday walbo u diyaara garoobo imtixaanka islamarkaan uu xaadir ku ahaado goobaha loogu talagay in uu imtixaanka ka dhaco.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo qasaare Xoogan gaarsiiyay Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Next Post

Hay’adaha Samafalka: $710 milyan ayaa loo baahanyahay si sara loogu qaado howlaha gurmadka.

Next Post
Hay’adaha Samafalka: $710 milyan ayaa loo baahanyahay si sara loogu qaado howlaha gurmadka.

Hay’adaha Samafalka: $710 milyan ayaa loo baahanyahay si sara loogu qaado howlaha gurmadka.

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In