Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga XFS oo Sheegtay in ay guddi u magacaabeyso Shaqaaqadii ka dhacday Gobolka Hiiraan

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga XFS oo Sheegtay in ay guddi u magacaabeyso Shaqaaqadii ka dhacday Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaraada Amniga ee Xukuumadda soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii  shalay galinkii danbe ka dhacay Duleedka Magaalada Beledweyne  ee gobolka Hiiraan.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada amniga Soomaaliya Cabdinasir Saciid Muuse ayaa  ka tacsiyeeyay geeridii ku timid taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Maxamed Macow Xalane, waxaa uuna sidoo kale  sheegay in Ciidamada ammaaanka qeybahooda kala duwan uu uga digayo in ay ka qeyb qaataan xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan, isagoo intaa raaciyay in wixii duleedka Beledweyne ka dhacay ay aad uga xuntahay dowladda Federaalka  Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026

Wasiirka ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in gudi loo magacaabi doono shaqaaqadii ka dhacday magaalada Beladweyne, si ay u soo baraaan cidii ku lug laheyd wixii duleedka Beledweyne ka dhacay.

Sidoo kale Waxaa uu wasiir ku xigeenka shaaca ka qaaday in xal waara laga gaari doono muranka ka taagan Gobalka Hiiraan.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota uga war-bixiyey xaaladda dalka

Next Post

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo boqday Deegaanka Shabaab laga xoreeyey ee Af-urur+sawiro

Next Post
Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo boqday Deegaanka Shabaab laga xoreeyey ee Af-urur+sawiro

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo boqday Deegaanka Shabaab laga xoreeyey ee Af-urur+sawiro

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In