Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu soo dhigay shaqsiyaad dad shacab ah ku dilay duleydka Dhuusamareeb.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu soo dhigay shaqsiyaad dad shacab ah ku dilay duleydka Dhuusamareeb.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa Golaha wasiirada Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo xalay warbaahinta Kula hadlay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay falal dil ah oo ka kala dhacay Deegaanada Galmudug kuwaas oo ay waxyeelo kasoo gaartay Dad Shacab ah oo Deegaan ahaan kasoo jeeda gobolada Koofureed ee dalka.

Sheekh Shaakir ayaa waxaa uu Tacsi u diray eheladii dadkii lagu dilay dhamaanba deeganada Galmudug.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Madaxa Xukumadda Galmudug ayaa Sheegay in Laamaha amaanka Galmudug ay gacanta kusoo dhigeen Dadkii ka danbeeyay Afartii qof ee lagu dilay Duleedka Magalada Dhuusamareb,  laguna raad joogo isla Dadkii ka dambeeyay Falkii lagu xasuuqay dad shacab ah Magaalada Gaalkacyo.

Ugu dambeyntii Sheekh Maxamed Shaakir ayaa kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ku eedeeyay iska horkeenida bulshada wada dhalatay ee Soomaaliyeed waxa uuna ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan ka hortagida dhagaraha Al-shabaab.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo sheegtay in Soomaaliya aysan ka jirin xilligan walaac laga qabo Cudurka Ebola.

Next Post

Al-bashiir oo ka soo muuqday fagaare ku yaala Khartuum.

Next Post
Al-bashiir oo ka soo muuqday fagaare ku yaala Khartuum.

Al-bashiir oo ka soo muuqday fagaare ku yaala Khartuum.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In