Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorasho ku celis ah oo maanta looga dareeray Istambul.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Doorasho ku celis ah oo maanta looga dareeray Istambul.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadweynaha  Magaalada Istanbul ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan Duqa magaalada Istanbul.

Doorashadan oo horay loo qabtay bishii March ayaa waxaa ka soo horjeestay xibiga talada haya kadib markii la sheegay in wax isdaba marinu dhacday si lama filaan ahna loo shaaciyay Guusha musharaxii ka socday dhanka mucaaradka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Balse Mr Imamoglu oo ah musharaxa xisbiga mucaaradka ayaa rajo weyn ka muujiyay in uu marka kale ka guuleysandoono Ra’iisul Wasaarihii hore ee Turkiga Binali Yildirim oo ah musharaxa latartamaya.

Natiijada doorashada ayaa loo arkaa in ay muhiim u tahay mustaqbalka madaxwayne Erdogan.

Istanbul oo ay ku nool yihiin 15 milyan oo ruux ayaa udub dhaxaad u ah dhaqaalaha iyo dhaqanka dalka Turkiga.

Madaxwayne Erdogan oo horay usoo noqday Duqa magaalada Istanbul ayaa sheegay in cida ku guulaysato Istanbul ay tahay cida ku guulaysatay Turkiga.

Dadka siyaasada taxliiliya ayaana sheegaya in haddii doorashada uu markale mucaaradka ku guulaysto ay isbadal wayn ku keeni doonto siyaasada dalkaasi.

Previous Post

Munaasabad ku saabsanayd is-dhexgalka Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu qabtay Ankara+Sawirro

Next Post

Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya oo wada tashi la yeelatay ganacsatada +Sawirro

Next Post
Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya oo wada tashi la yeelatay ganacsatada +Sawirro

Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya oo wada tashi la yeelatay ganacsatada +Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In