Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beeraleyda Koonfur Galbeed oo tababar loo furay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Qaadista canshuurta Gobolka Shabeellaha Hoose oo dib loo bilaabay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo.socon doona muddo labo maalin ah ayaa maanta ka.furmay magaalada Baydhabo, waxana loo qabtey Beeraleyda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Siminaarka ayaa inta uu socdo waxa lagu bari doona sidii loo dhisi lahaa Iskaashatada Beeraleyda Koonfur Galbeed, sarena loogu qaadi lahaa aqoonta Beeraleyda  iyo sidii loo furi lahaa Kanaalada biyaha ee baraaha lagu waraabiyo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Furitaanka Tababarkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Madaxa qeybta beraha Hay’adda FAO, Agaasimha Guud ee Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Koonfur Galbeed iyo xubno ka socoda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ugu horeen furitaanka tababarka waxaa ka hadley isku xiraha Wasaaradaha Beeraha Soomaaliya Maxamuud Yaasiin Cartan iyo Madaxa  Qeybta Beerhaa Hay’adda FAO, kuwaasi oo si wada jir ah u tilmaamay ahmiyadda uu tababbarkan u leeyahay Beeralayda.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Siyaad Cali oo si rasmi ah u furay tababarka ayaa ka qeyb  galayaasha kula dar daarmay inay si fiican uga faa’iideystaan fursadda ay heystaan, isagoo u mahaceliyay Hay’adda FAO yo Wasaradda Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya sida ay mar waliba ugu dadaalayaan kor uqaadidda aqoonta Beeraleyda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasibad ay ku qalin jabinayeen Dufacaddii 20-aad ee ka baxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Next Post

Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo Ururada Bulshada la yeelatay kulan wada-tashi ah

Next Post
Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo Ururada Bulshada la yeelatay kulan wada-tashi ah

Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo Ururada Bulshada la yeelatay kulan wada-tashi ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In