Wednesday, May 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo Soomaaliya ugu hambalyeeysay Sanad-guurada Konton iyo Sagaalaad ee kasoo wareegatay Madaxbanaanida.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
QM oo Soomaaliya ugu hambalyeeysay Sanad-guurada Konton iyo Sagaalaad ee kasoo wareegatay Madaxbanaanida.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa Dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Sanad-guurada 59-aad ee kasoo wareegatay madaxbanaanida Dalkeenna.

“Hambalyo, tani waaa Maalin aad ugu weyn dhammaan Dadka Soomaaliyeed, ee kala jooga halkan iyo Dunida dacalladeeda, in-kastoo ay jiraan dhibaatooyin badan, haddana Maanta waa Maalin ay Dadka Soomaaliyeed  ku faani karaan horumarka la sameynayo,” ayuu yiri Md; Swan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026

James Swan, ayaa intaa sii raaciyay in debaal deggani uu ku soo beegmayo xilli ay jirto fursad abuuraysa rajo laga qabo mustaqbal nabdoon oo barwaaqo badan.

Wuxuuna sheegay in Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada caalamka ay si dhow ula shaqaynayaan Dadka iyo madaxda Soomaaliyeed, si ay uga caawiyaan inay horumar ka gaaraan amniga, dhaqaalaha, maamul wanaagga, u wada dhamaansho iyo la tacaalidda baahiyaha arrimaha bani’aadannimo.

Qaramada Midoobay waxay u debaabldegeysaa Sanad guuradan, iyadoo u ballan-qaadaysa Dadka Soomaaliyeed Garab-istaag Bilaha iyo Sanadaha soo socda.”ayuu yiri , Amb; James Swan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada kaga qaybgalay Xuska Musaasabadda 1-da Luulyo”Sawirro”

Next Post

Masar oo Soomaaliya usoo dirtay hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo.

Next Post
Masar oo Soomaaliya usoo dirtay hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo.

Masar oo Soomaaliya usoo dirtay hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo.

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

GMXIQ oo walaac ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose

GMXIQ oo walaac ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose

May 26, 2026
0

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 26 Maajo 2026 – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

May 25, 2026
0

Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In