Ciidamada amniga ayaa goordhow labo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay magaalada Muqdisho,kuwaasi oo isku dayay in ay xoog ku soo jiiraan bar koontorool oo ay Ciidanku ku leeyihiin Sey Biyaano.
Sidoo kale, ciidamada amniga ayaa maanta fashiliyay gaari Qarax oo ay argagixisada doonayeen iney ku dhibaateeyaan shacabka magaalada Muqdisho.