Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Maanta Magacaabay Guddi ku meel gaar ah oo soo diyaariya sharciga doorashooyinka Qaran, kaas oo ka kooban 15 xubnood.
Halkan hoose ka aqrisao Magacaabista xubnaha ka midka ah Guddiga uu Maanta ku meel gaarka ah ee soo diyaarin doona doorashooyinka Qaran.