Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Golaha Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka 11-aad kalafadhigiisa 5-aad ee Golaha Aqalka sare.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Senator Cabdullaahi Cabdi Xaashi ayaa shirguddoominayay kulanka maanta oo ajendihiisu ahaa Akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026

Senator, Bilaal Idiris Cabdullaahi, Xoghayaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanataradda ayaa sharaxaad ka bixiyay Hindise Sharciyeedkan iyo muhiimada uu lee yahay.

Qaar ka mid ah Senatarada ayaa fikirkooda ka dhiibtay akhrinta 2-aad ee Hindise sharciyeedka Xuquuqda siyaasiyiinta Dowladda.

Fadhiga waxaa soo xiray, Guddomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Senator, Abshir Maxamad Axmad (Bukhaari) Waxa uu sheegay in Hindise sharciyeedkan ay jiraan Hindise sharciyeedyo ka mudan in la soo horumariyo balse guddiga ku howlan Hindise sharciyeedkan looga baahan yahay in shaqadooda gutaan.

Waa Akhrinta 2-aad ee Hindise sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda,iyadoo uu ka soo gudbay Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo reer Dhuusamareeb ku dhiirri geliyay dedaalkooda isu diyaarinta shir weynaha dib u heshiisiinta Galmudug+Sawirro

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ballaaran oo amni xaqiijin ah ka wada Shabeellooyinka+sawirro July 21, 2019

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ballaaran oo amni xaqiijin ah ka wada Shabeellooyinka+sawirro July 21, 2019

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ballaaran oo amni xaqiijin ah ka wada Shabeellooyinka+sawirro July 21, 2019

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In