Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka warbixisay Guulaha Safarka R/wasaaraha ee Galmudug (Dhageyso)

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka warbixisay Guulaha Safarka R/wasaaraha ee Galmudug (Dhageyso)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa ka mahadcelisay  dadaallada dib u heshiisiineed ee Ra’iisul wasaaraha XFS uu ka wado deegaannada maamulka Galmudug.

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha XFS mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo kaashanaayo bulshada reer Galmudug uu waqti ku baxshay sidii loo heli lahaa Galmudug mid ah, isagoo sheegay in muddo bil ku dhaw ay ku suganyihiin deegaannada dowlad Goboleedka Galmudug.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in hadda ay muuqato Ifilaallo nabadeed oo loogu diyaar garoobayo sidii loo dhisi lahaa Galmudug loo dhanyahay,waxa uuna tilmaamay in rajo wanaagsan ay ka muuqato qaabka ay bulshadu diyaar ugu tahay dib u heshiisiin iyo iscafin si shacabku ay u helaan maamul ka shaqeeya danaha reer Galmudug.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/07/Wasiiru-dowlaha-Arrimaha-Gudaha-ee-DF-mudane-Cabdullaahi-Faarax-Wehliye.mp3
Previous Post

MADAXWEYNE FARMAAJO “DAGAALKA AAN KULA JIRNO ARGAGIXISADA WAA MID U YAALLA DHAMMAAN DALALKA GOBOLKA.”

Next Post

Ciidanka XD oo qabtay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah iyo waxyaabaha Qarxa “Dhageyso”

Next Post
Ciidanka XD oo qabtay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah iyo waxyaabaha Qarxa “Dhageyso”

Ciidanka XD oo qabtay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah iyo waxyaabaha Qarxa "Dhageyso"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In