Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dalka Oo Lagu qabtay Muqdisho+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dalka Oo Lagu qabtay Muqdisho+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir gudoomiyey Shirka kaabayaasha dhaqaalaha Dalka oo Saddexdii biloodba mar Lagu qabto Magaalada Muqdisho.

Waxaa kasoo qayb galay Wasaaradaha Ku midaysan Madasha Kaabayaasha dhaqaalaha ee kala ah Wasaaradda Hawlaha Guud, Wasaaradda Tamarta & Khayraadka Biyaha, Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada, Wasaaradda Qorshaynta, Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta, Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda, Wasaaradda Maaliyadda, Xafiiska Ra’isal Wasaaraha, Xubno ka socday Maamul Goboleedyada Dalka, Madaxda Haayadaha Qaramada Midoobay & Wadamada Taageera Soomaaliya Oo ay kamid ahaayeen Italian Coorperation, World Bank, African Development Bank, UNDP, UNOPS, & UN-Habitat.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Shirka ayaa waxaa looga Wada Hadlay Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka, Dhegaysiga Warbixinada Waxaayabahii Qabsoomay, Mashaariicda qabyada ah & Sidii loo dhamaystiri lahaa.

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow oo shirka daahfuray ayaa yiri “Kaabayaasha dhaqaaluhu waa wadadii horumarka run ahaantii Waxay inaga caawinayaan Nabad galyada oo muhiimada gaar ah inoo leh, waxay inaga caawinayaan shaqaalaysiinta oo iyadana muhiim ah sabatoo ah inkabadan 70% bulshadeena waa dhalinyaro, Waxay inaga caawinayaan Baahinta Adeegga Dowladda, Markaan haysano Waddooyin wanaagsan Adeeggyada Dowladduna waxa ay gaarayaan meelo aysan hadda gaari karin, Waxay inaga cawinayaan Ganacsiga gudaha dalka & Isku xirka kan Gobolka, Marka Kaabayaasha Dhaqaaluhu aad ayey muhiim ugu yihiin horumarka Dalka”

Shirkan ayaa Saddexdii biloodba mar laqabtaa Waxaana looga arinsadaa Mashaariicda Kaabayaasha dhaqaalaha Dalka waxaana ku kulma Dowladda Soomaaliya, Hay’adaha Caalamiga ah, & Deeq bixiyeyaasha.

Previous Post

Aqoon iswaydaarsi u socday Xafiisyada Amniga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed oo lasoo Gabagabeeyay “Sawirro”

Next Post

Qaar kamid ah Shaqaalaha Warfaafinta oo Aqoon kororsi loo soo xiray “Sawirro”

Next Post
Qaar kamid ah Shaqaalaha Warfaafinta oo Aqoon kororsi loo soo xiray “Sawirro”

Qaar kamid ah Shaqaalaha Warfaafinta oo Aqoon kororsi loo soo xiray "Sawirro"

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In