Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska CXD oo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Howlgallada ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose”Dhageyso”.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Taliska CXD oo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Howlgallada ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose”Dhageyso”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in maleeshiyaadka argagaxisada Al-shabaab ay ka saareen degmada Aw-dheegle iyo deegaanno hoos yimaado ayna sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah argagaxisada.

Taliyaha ayaa sidoo kale Sheegay in maleeshiyada jab Xooggan lagu gaarsiiyay weerarki saaka lagu qaaday degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha hoose,isagoo Shacabka ku nool deegaannada argagaxisadu ay ku sugantahay ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidamada ammaanka si looga dulqaado dhibaatada ay ku hayaan dadka rayidka ah.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/08/WAREYSI-TALIYAHA-CIIDANKA-LUGTA-EE-XOOGGA-DALKA-SOOMAALIYEED-GEN-ODOWAA-YUUSUF-RAAGE-1-2.mp3
Previous Post

Somali National Army liberate Aw Dheegle town

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay deegaanno horleh oo ka tirsan Shabeellaha Hoose.

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay deegaanno horleh oo ka tirsan Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay deegaanno horleh oo ka tirsan Shabeellaha Hoose.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In