Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masar oo lagu soo dhoweeyay arday Soomaaliyeed oo helay deeq waxbarasho

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Masar oo lagu soo dhoweeyay arday Soomaaliyeed oo helay deeq waxbarasho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar iyo guddigga ardayda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa munaasabad Soo dhaweyn ah u sameyay 57 arday oo ka mid ah ardaydii u fadhiisatay imtixaanka sannad dugsiyeedka 2017/2018,isla markaana deeq waxbarasho ka helay dalka Masar.

Munaasabada ayaa waxa joob joog ka ahaa Aagaasimaha tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaaciil Yuusuf Cismaan masuuliyinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar gudiga ardayda Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale oo lagu casumay .

Related posts

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026

Agaasimaha tacliita sare ee wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaaciil Yuusuf Cismaan ayaa ardayda Soomaaliyeed u rajeyay guul iyo in ay ka soo dhalaalan waxbarashadooda ah.

Dalka Masar ayaa waxaa uu kamid yahay wadamada dhanka waxbarashada ka taageera Soomaaliya,waxaana jira arday badan oo Soomaaliyeed,kuwaasi oo si lacag la’aan ah wax uga barta dalkaasi Masar,waxaana soo wehliya wadamada Suudaan iyo Turkiga.

Previous Post

Daawooyin wax ka taraya cudurka Epola oo la tijaabiyay

Next Post

Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”

Next Post
Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”

Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

April 17, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha  hoggaanada ciidanka Boliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In