Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka K/Galbeed oo Shir Gudoomiyey Golaha Wasiirada ee maamulkaasi”Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka K/Galbeed oo Shir Gudoomiyey Golaha Wasiirada ee maamulkaasi”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta gareen ) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Khamiis laha ee ay yeeshaan Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Todobaadkan Shirka waxa looga hadlay Arimaha Amaanka Dhaqaalaha iyo Siyaasada Guud.

Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka Warbixiyey Xaalada Amaanka Guud KGS iyadoona uu Sheegey in Weerarkii Maleshiyada Al shabaab ay ku Qaaden Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose lagu Gaarsiyey Jab xoogan, Sidoo kale Wasiirka ayaa ka Warbixiyey Howlgalkii u dambeyey Ciidanka Xooga Dalka iyo Kuwa Darawiishta KGS ay ka Fuliyeen Deegano Hoosyimada Degmada Baydhabo, kaasi oo Maxabiis ay u xirneyd lagaga Soo Furtay Maleshiyada Alshabaab.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shirka inta uu Socday waxa sidoo kale looga hadlay Shaqaaqadii Dhowaan ka dhacday Magaaladda Baydhabo, Taasi oo ay ku Geeriyooden Dad Shacab ah oo aan Waxba Galabsan.

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Boggaadiyey Ciidanka Xooga Dalka iyo Kuwa Darawiishta KGD Howlgalada ay kawadan Guud ahaan Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo hambalyo iyo Bogaadin u diray Ciidanka xoogga Dalka ee Shalay Jabka iyo qasaraha xoogan Gaarsiiyey Maleshiyaadka Nabad-diidka Alshabab

Next Post

Golaha Wasiirrada Oo Ammaanay Guulaha Ciidanka Xoogga Dalku Kasoo Hooyeen Dagaalka Ka Dhanka Ah Argagaxisada.

Next Post
Golaha Wasiirrada Oo Ammaanay Guulaha Ciidanka Xoogga Dalku Kasoo Hooyeen Dagaalka Ka Dhanka Ah Argagaxisada.

Golaha Wasiirrada Oo Ammaanay Guulaha Ciidanka Xoogga Dalku Kasoo Hooyeen Dagaalka Ka Dhanka Ah Argagaxisada.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In