Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Gado. “Dhageyso”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Gado. “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Qalabka sida ayaa gobolka Gado ka wada howlgallo maleeshiyada Al-shabaab looga sifeynayo deegaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan gobolkaas.

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Gado Cismaan Nuur Xaaji oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamadu ay la wareegeen tuulooyin dadka rayidka ah ay ku dhibaateyn jirtay argagaxisadu oo ay ka mid yihiin Cabdi afeey iyo Baar-macallin oo hoos yimaada degmada Baardheere, iyadoo maleeshiyadii halkaas ku sugneed firxadkeedu uu gaaray tuulooyin kale oo gobolkaas ka tirsan

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale tilmaamay in shidaal iyo agab kale oo argagaxisadu ay ka carartay ay la wareegeen Ciidamadu, waxaana uu sheegay in meel walboo ay galaan ay kaga daba tegi doonaan.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/08/Guddoomiye.mp3
Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab. “Dhageyso”

Next Post

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka oo Howlgallo qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Camaara ee Mudug

Next Post
Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka oo Howlgallo qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Camaara ee Mudug

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka oo Howlgallo qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Camaara ee Mudug

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In