Waxaa magaaladda Xudur ee gobolka Bakool lagu soo gabgabeeyey Shir ku saabsanaa wadatashi la xiriiray wareegga Labaad ee Qorshaha Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka.
Shirkaasi ay si wada jir ah uqabanayeen Wasaradaha Qorsheynta Dowladda dhexe iyo tan maamulka koonfur galbeed Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Koofur Galbeed Axmed Madoobe Nuunow ayaa Radio Muqdisohu wareysi uu siiyey waxaa uu kaga hadlay waxyaabaha Shirkaas looga hadlay.
Halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.