Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo xubno kale oo ka qeyb galay kulan sagootin ah oo loo sameeyay Arday heshay deeq Waxbarasho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Aqalka sare iyo xubno kale oo ka qeyb galay kulan sagootin ah oo loo sameeyay Arday heshay deeq Waxbarasho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu sagootinayay 37 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Shiinaha islamarka ka mid ahaa ardaydii 2017/2018 ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Munaasabada waxaa Goob Joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre ,Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi,  Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Qunsulka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casumay munaasabadda.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Mudane,  Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlayo ahmiyada ay leedahay horumarinta Waxbarashada Ardayda  Soomaaliyeed, islamarkaana kan Wasaarad ahaan ay dadaal ku bixinayaan helidda deeqdan Waxbarasho ee dhallinyarada Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo isana ka hadlay Garab istaaga Dowlada Shiinaha ay siiso dowlada Soomaaliya ayaa xusay in tani aysan  aheyn markii ugu horeysay islamarkaana dowlada Shiinaha ay hore dalka ugu fulisay mashaariic ay ka mid yihiin wadooyinka iyo goobaha taariiqiga ah.

Wasiirka Wasaaradda  Boostada iyo Isgaarsiinta XFS. ayaa ka hadlay muhiimada Waxbarashadu ay u leedaha dalka iyo in la horumariyo tiknoolajiyada taas oo ahmiyad gooni ah uleh talka .

Qunsulka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Shiinaha uu ka dhaxeyo xariir qoto dheer kaas oo qeyb ka ah xariirka wanaagsan ee labada dowladood, Qunsulka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa balan qaday in dowlada Shiinaha ay sare u qaadeyso deeqaha waxbarasho oo ay siiyaan Soomaaliya.

Waalidiinta ardayda nasiibka u helay deeqaha Waxbarasho ee dalka Shiinaha ayaa u mahadceliyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada mudane Cabdullaahi Goodax Barre dadaalka uu ugu jiro sidii ardayda Soomaaliyeed ay deeqaha waxbarasho ay ugu heli lahaayeen si cadaalad ah.

Previous Post

Guddiga KMG ee diyaarinta sharciyada Doorashooynka Qaranka oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb "SAWIRRO"

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026
0

Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika sidoo kalena ah Safiirka Dalalka Southern Afrika Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In