Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka #UNHCR+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka #UNHCR+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta Qaranka  Amb Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka #UNHCR Mr Johann Pierrre Siffointe, waxa ayna ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa shaqada ay ka wado hey’ada Soomaaliya iyo in xal waara laga gaaro arrimaha Barakacayaasha oo hey”adda qaxootiga Aduunka.

Wasiir Jamaal ayaa ka hadlay baahiyaha ka jira dalka ee loo baahanyahay in ay wax ka qabato Hay’ada #UNHCR.

Related posts

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

February 7, 2026

waxaa goobjoog ka ahaa kulanka Xoghayaha Joogta Wasaaraadda Qorsheynta DFS iyo xubno ka socday hay”adda UNHCR.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Warbaahinta gaarka loo leeyahay+Siwirro

Next Post

Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo si habsami leh uga socda Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo si habsami leh uga socda Dhuusamareeb+Sawirro

Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo si habsami leh uga socda Dhuusamareeb+Sawirro

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(TANZANIA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas...

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QATAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si qoto dheer ula wadaagaysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In