Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi ka socda WHO oo gaaray Baydhabo

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi ka socda WHO oo gaaray Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka  Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heerka caalami ah oo ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa maanta gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaanna wafdigaan  halkaasi  ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta dowlada goboleedka Koonfur Galbeed.

Wafdiga WHO waxaa  hoggaaminayey Dr.Axmed Al-Mandhari oo ah Agaasimaha xafiiska Mandiqadda Bariga & Mediterranean-ka ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.

Related posts

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

July 27, 2026
Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026

Wafdigaan ayaa lagu wadaa in ay u kuur galaan xaaladaha Caafimaad ee deegaannada dowlada goboleedka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusamareeb.

Next Post

Hong Kong reopens after violent weekend of clashes and protests

Next Post
Hong Kong reopens after violent weekend of clashes and protests

Hong Kong reopens after violent weekend of clashes and protests

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

July 27, 2026
0

Ururka Siyaasadda Karaama ayaa agab waxbarasho ku wareejiyay ardayda Dugsiga Sheekh Ibraahim Yare ee deegaanka Mesegawaa, si loo taageero waxbarashada...

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026
0

Magaalada Ceeldibir ee bariga gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garow xooggan oo ku aaddan doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In