Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’ada duulista hawada Soomaaliya oo beenisay in la joojiyay duulimaadyada aada Magaalada Kismaayo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Hay’ada duulista hawada Soomaaliya oo beenisay in la joojiyay duulimaadyada aada Magaalada Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyaha hay’adda duulista Hawada Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan, ayaa sheegay in aysan jirin xannibaad ay Dowladdu saartay duullimaadyada taga Magaalada Kismaayo.

Axmed Macallin, ayaa sheegay in aysan ahayn sida ay warbaahintu u dhigeen ee ah xayiraad, balse ay shirkadaha Diyaaradaha ku war geliyeen in duullimaadkooda Kismaayo ay hay’adda ku soo wargeliyaan 24 Saac ka hor.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Axmed Macallin Xasan, Maareeyaha hay’adda duulista Soomaaliya ayaa intaa ku daray in ay imminka ku shaqeeyaan nidaam caalami ah oo la jaan qaadaya habka Civil Aviation-nada Dunida, taas oo ah in aysan Hawadeenna marin Diyaarad aan laga war qabin.

Maareeyaha ayaa sheegay intii aysan Dowladdu Gacanta ku qaban habka duullimaadyada Dalka uusan ahayn mid wanaagsan, balse haatan uu yahay mid waafaqsan nadaamka caalamiga ah ee duullimaadyada Adduunka.

Previous Post

Shaqaale ka tirsan hay’adda socdaalka Soomaaliya oo uu tababar ugu furmay Denmark+Sawirro

Next Post

State Minister for Foreign Affairs bids farewell to the outgoing FAO Representative to Somalia

Next Post
State Minister for Foreign Affairs bids farewell to the outgoing FAO Representative to Somalia

State Minister for Foreign Affairs bids farewell to the outgoing FAO Representative to Somalia

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In