Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo uu qeyb ka yahay dhiggiisa dalka Jabuuti oo gaaray magaalada Baydhabo+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo uu qeyb ka yahay dhiggiisa dalka Jabuuti oo gaaray magaalada Baydhabo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu qeyb ka yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa goor dhaw gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) Xildhibaanno, Wasiirro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa wafdiga ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa inta ay ku suganyihiin magaalada Baydhabo waxey ka qeyb geli doona furitaanka kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada maamulka Koofur galbeed,iyagoona sidoo kale kulamo la qaadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post

Boqolaal Qoys oo ay saameeyeen abaaraha Gedo oo ka faa’ideystay gargaar Hay’adda Hormuud foundation gaarsiisay+sawirro

Next Post
Boqolaal Qoys oo ay saameeyeen abaaraha Gedo oo ka faa’ideystay gargaar Hay’adda Hormuud foundation gaarsiisay+sawirro

Boqolaal Qoys oo ay saameeyeen abaaraha Gedo oo ka faa’ideystay gargaar Hay’adda Hormuud foundation gaarsiisay+sawirro

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In